Madaxweynaha oo la kulmay wakiillada dumarka

0
345

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa xarunta madaxtooyada ee State House ee magaalada Nairobi waxaa uu kulan kula qaatay wakiillada dumarka ee ismaamullada wadanka.
Waxaa uu halkaasi ka sheegay in la kordhin doono miisaaniyadda ay dowladda ugu talagashay horumarinta haweenka , dhallinyarada iyo naafada.
Waxaa uu xusay in dhaqaalahan lagu kordhin doono hal bilyan si looga dhigo 3 bilyan oo shilin.
Arrintan ayaa la dhaqan gelin doonaa xilliga sanad maaliyadeedka xiga.