Hoggaamiyayaal ka soo jeeda ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa maxkamadda u gudbinaya dacwad ka dhan ah golaha wasiirrada cusub ee ismaamulkaasi ee shalay la soo magacaabay.
Hoggaamiyayaashan ayaa sidoo kale ku baaqay baannanbax maalinta berri ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dacwda ka dhan ah golaha wasiirrada la magacaabay ee Mombasa oo maxkamadda...