Hay’ad caalami oo u ololeysa xuquuqul aadanaha ayaa dowladda dalka India kula talisay inay hawadeeda ka xirato diyaaradaha dagaalka ee Myanmar.
Fortify Rights ayaa sheegtay in maalmihii Talaadada iyo Arbacada ee toddobaadkan, diyaaradahan inay weerarro ka gaysteen xadka labada waddan oo ay bambooyin ku rideen.