Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Muuse Biixi: Somaliland ayaa ku filan Laascaanood

DHAGEYSO:Muuse Biixi: Somaliland ayaa ku filan Laascaanood

Xaaladda Magaalada Laascaanood ayaa maalintii saddexaad degan ka dib rabshadihii ka qarxay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo hadal ka jeediyay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Somaliland ay ku filan tahay xallinta shaqaaqadii ka dhacday Laascaanood.
Waxaa uu intaasi ku daray in marka ay magaalada degto ay ciidanku ka baxayaan.
Muuse Biixi ayaa sidoo kale eedeyn u soo jeediyey maamul goboleedka Puntland oo uu sheegay in ay dagaal iclaamiyeen.
Waxaa uu sheegay in dowladda federaalka ee Soomaaliya ay ku lug leedhahay arrinta Lascaanood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments