DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo shacabka midnimo ugu baaqay

0
305

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa isagoo ku sugan magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta waxaa uu kenyaanka u diray baaq la xiriira inay xoojiyaan midnimadooda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.