Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaannada Dadaab iyo Fafi ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya cudur saameyn ku yeeshay xoolahooda gaar ahaan geela oo ilaa iyo hadda aynan fahmin waxa uu yahay.
Cabdi Kaahin Budul oo ku magacdheer Shanleyste waxaa uu ka mid yahay geelleyda tuulada Saddaxgose ee deegaanka Faafi waxaa uuna Maxamad Baaruud Xuseen uga warramay xanuunka geela haya isagoo codsaday in daawo la gaarsiiyo.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Cabasho laga muujinaya cudur saameeyay geela deegaannada Dadaab iyo Fafi