Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shaqalaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka qayb qaadatay barnaamijka Isxilqaan

DHAGEYSO:Shaqalaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo ka qayb qaadatay barnaamijka Isxilqaan

Howl wadeenada wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka qeybgalay Ololaha #Isxilqaan ee lagu dhisayo #Guriga_Hooyo_Baxsan xaaji Cali Ex Gurigii hooyooyinka.
Isku duwaha ololaha isxilqaan ee lagu dhisay goobo badan oo danta guud ah kuwo kale wali uu dhismahoodu Socdo Ismaaciil Macalin C/laahi ayaa ku amaanay shaqaalah iyo Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Kaalintooda Barnaamijkaan Isxilqaan.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr Axmed Xuseen Macalin oo Dr Gureey loo yaqaano ayaa dhankiisa sheegay inay Masuuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ka go’aan tahay dib u dhiska Goobaha danta guud ee Umadda Soomaaliyeed loogu adeegayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments