Suudaanta Koonfureed oo ciidamo gaynaysa DRC

0
295

Dowladda Suudaanta Koonfureed ayaa sheegtay inay 750 oo ka mid ah ciidamadeeda qalabka sida ay u diri doonto Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ee DRC si ay qayb uga noqdaan xasilinta bariga dalkaasi.