DHAGEYSO:Guddoomiyihii ganacsatada Islii oo faahfaahiyay sababta uu isku casilay

0
303

Guddoomiyihii guddiga ganacsatada xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi Xaaji Axmad Yare oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Star FM ayaa sheegay in habeen ka hor uu arrin shakhsiyadeed awgeed isku casilay.
Waxaa uu xilka guddoomiyaha guddiga ku wareejiyay ku xigeenkiisi Xaaji Cabdi Madoobe.
Sidoo kale waxaa uu beeniyay arrin loo aaneeyay is casilaadiisa taasoo lagu faafiyay baraha bulshada.