Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Burkina Faso oo xaqiijiyay iskuday afgembi

0
281

Madaxa ku meel gaarka ah ee Burkina Faso Captain Ibrahim Traore, ayaa sheegay in isaga lagu bartilmaameedsanayay afgembi la isku dayey toddobaadkii hore.
Waxaa uu sheegay in xubno ka tirsan militariga dalkaasi inay doonayeen inay hoggaanka kala wareegaan.
Arrintan ayuu ka sheegay caasimadda Burkina Faso Ouagadougou.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here