Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Booliiska Spain oo baaraya warqad la helay ka dib qarax la gaystay

Booliiska Spain oo baaraya warqad la helay ka dib qarax la gaystay

Ciidamada booliiska ee dalka Spain ayaa baaritaano sameynaya ka dib markii la helay warqad la soo dhigay bannaanka saldhigga ciidamada hawada ee magaalada Madrid.
Saraakiisha dowladda Ukraine ayaa sheegaya in warqadda lagu soo duubay waxyaabaha qarxa.
Tani ayaa ku soo beegantay hal maalin un kadib markii qarax uu ka dhacay safaaradda dowladda Ukraine ay halkaasi ku leedahay.
Waxaa falkaasi ku dhaawacmay hal qof oo shaqaale ah.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba ayaa amray in la adkeeyo amniga safaaradaha ay ku leeyihiin dalalka kale.
Waxaa uu dhigiisa Spain ka dalbaday inuu qaado tallaabooyin degdeg ah oo lagu baaraya weerarkii dhacay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments