Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga hadlay xeerka jinsiga ee muranka...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga hadlay xeerka jinsiga ee muranka dhaliyay

Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankii Golaha Shacabka ka hor caddeeyay mowqifkiisa ku aadan Xeerka Jinsiga ee muranka dhaliyay, kaas oo maalmihii la soo dhaafay aad loo hadal hayay.
Waxaa uu sheegay in marnaba aan golaha Shacabka la horkeeni doonin xeer ama sharci ka hor imaanaya Diinta Islaamka iyo sharciyada kale ee wadanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments