Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Madaxweynihii hore ee Shiinaha oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Shiinaha oo geeriyooday

Waxaa lagu soo warramayaa inuu geeriyooday madaxweynihii hore ee dalka Shiinaha Jiang Zemin, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee wadankaasi.
Jiang Zemina ayaa geeriyooday duhurnimadii maanta ee wakhtiga maxalliga ee dalkaasi.
Waxaa uu ku geeriyooday da’da 96 sano.
Wararka intaasi ku daraya inuu u dhintay cudurka Kansarka dhiigga ee leukemia iyo xanuun kale oo jirkiisa saameeyay.
Waxaa uu talada wadankaasi hayay laga soo billaabo sanadihii 1993-dii ilaa 2003-dii.
Mas’uulkan hore ayaa hoggaaminayay xisbiga shuuciga ee Shiinaha.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments