Qoraal ka soo baxay wakaaladda wararka Soomaaliya ee Sonna ayaa sidatan u qornaa:
Wargelin Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
Waxan shacabka Soomaaliyeed ee ku Nool magaaladda Muqdisho ku wargelinaynaa in Ciidanka Booliska ay goor dhow qarxin doonaan haraadiga walxo qarxayo ah oo yaala Hotel Villa Rays.
Sidaas darteed wax aan shacabka sharafta leh ka codsanaynaa in aysan hawlgalkaas qarxinta ah ee Ciidanka fulin doonaan u arkin mid khatar ku ah nabad gelyadooda.
Home Wararka Soomaaliya Booliiska Soomaaliya oo farriin ku saabsan huteelkii la weeraray u diray shacabka...