Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Maxkamadda oo laashay dacwad ka dhan ahayd turxaan bixinta xoghayeyaasha

Maxkamadda oo laashay dacwad ka dhan ahayd turxaan bixinta xoghayeyaasha

Baarlamaanka dalka ayaa la filayaa inuu sii wado turxaan bixin lagu sameynayay 51 qof oo uu madaxweynaha dalka William Ruto u soo magacaabay inay noqdaan xoghayeyaasha joogtada ah ee wasaaradaha dowladda dhexe.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii geeddisocodkan la hakiyay ka dib dacwad looga soo horjeedo oo maxkamadda la geeyay.
Waxaa amarkaasi soo saaray garsoore Nzioki Wamakau oo dalbaday in dacwaddan xaakin kale loo gudbiyo.
Hasa ahaate maxkamadda shaqada iyo shaqaalaha ayaa ugu dambeyn dhinac iskaga dhigtay kiiska.
Garsoore Mathew Nderi ayaa sheegay in ururka qareennada dalka ee LSK uu ku degdegay dacwadda oo ay ahayd inuu sugo inta laga soo gabagabeynaya turxaan bixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments