Nambarka lagu caawin karo dadka ay abaarta saameysay oo la soo bandhigay

0
202

Guddi madaxweynaha dalka William Ruto uu u soo magacaabay isku dubaridka dadaallada looga fal celinaya saameynta abaarta ayaa soo bandhigay nidaam ay kenyaanka uga qayb qaadan karaan inay caawiyaan dadka ay abaarta sida gaarka ah u taabatay noloshooda.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa sheegay in qofka doonaya inuu barnaamijkan ka qayb qaato uu caawimaadiisa ku diri karo nambarka PayBill ee ah 880990.
Waxaad akoon ahaan u isticmaaleysaa magacaaga mise akoonka bangiga KCB ee ah 1305486137.