Iyadoo guud ahaan dalka maanta laga billaabay imtixaannada shahaadiga ah ee dugsiyada hoose dhexe ayaa guddoomiyaha ammaanka ee ismamaulka Wajeer warbaahinta Star u xaqiijiyay in imtixaannada ay si nabad ah ku billowdeen.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya