Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Duullaanka Ruushka ee Ukraine oo galay maalinkii 277-ad

Duullaanka Ruushka ee Ukraine oo galay maalinkii 277-ad

Waxay ilaa iyo hadda 277 cisho ka soo wareegatay duullaanka militari ee ay dowladda Ruushka 24-kii bishii labaad ee sanadkan ku qaaday Ukraine.
Ruushka oo adeegsanaya gantaallo kala duwan ayaa ilaa 5 weerar ka gaystay gobolka Dnipropetrovsk sida laga soo xigtay guddoomiyaha gobolkaasi Valentyn Reznichenko.
In kastoo aan la soo tabin dad ku dhintay duqeymaha balse waxaa ku burburay guriyo iyo dhismooyin kale.
Waxaa ka sii horreysay in ugu yaraan 32 qof lagu dilay weerarro ciidamada xukuumadda Moscow ay ka fuliyeen magaalada Koonfureed ee Kherson sida uu xaqiijiyay madaxa booliiska Ukraine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments