Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirka ganacsiga oo digniin u diray beeraleyda galleyda

DHAGEYSO:Wasiirka ganacsiga oo digniin u diray beeraleyda galleyda

Wasiirka wasaaradda ganacsiga, maalgashiga iyo warshadaha dalka Moses Kuria ayaa beeraleyda soo saaro galleyga uga digay inay keydsadaan dalaggan iyagoo doonaya inay xilli dambe dadweynaha uga iibiyaan qiimo sare.
Waxaa uu sheegay inay haystaan ugu dambeyn Talaadada xilligaasi oo golaha wasiirrada uu yeelan doono kal-fadhi.
Moses Kuria ayaa sheegay in haddii la isku afgarto shirkaasi wasiirrada lagu ansixin doono in wadanka la soo geliyo galley dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments