Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha dalka oo maalinkii 36-aad shaqo joojin ku howlan

DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha dalka oo maalinkii 36-aad shaqo joojin ku howlan

Xubnaha ururka qaran ee kalkaaliyaasha dalka ee KNUN ayaa wacad ku maray inaynan soo afjari doonin shaqo joojin qaran ay ku guda jiraan maalinkii 36-aad.
Waxay sheegeen inay dowladda dhexe iyo ismaamullada ilaa iyo hadda aynan xallin tabashooyin ay qabaan.
Waxyaabaha ay dalbanayaan waxaa ka mid ah in la siiyo agabka la iskaga difaaco cudurka COVID-19 ee loo yaqaano PPEs, inay helaan lacago gunnooyin ah oo la xiriira halista dhanka shaqada, in magdhow la siiyo qoysaska kalkaaliyaasha uu noloshoodu galaaftay cudurka sidoo kalena howlwadeenada ka tirsan heerka kala duwan ee shaqada la dallacsiiyo.
Joseph Ngwasi oo ka mid ah mas’uuliyiinta ururka kalkaaliyaasha ee KNUN ayaa hoosta ka xarriiqay inaysan dib ugu laaban doonin goobihii ay ka howlgalayeen ilaa iyo inta si buuxda looga dhaqangelinaya qodobbo lagu heshiiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments