Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya KenGen oo soo saartay baabuur koronto isticmaalaya

KenGen oo soo saartay baabuur koronto isticmaalaya

Shirkadda soo saarta tamarta ee KenGen ayaa maanta soo bandhigtay afar ka mid ah baabuurteeda oo ah noocii ugu horreeyay ee ku shaqeynaya koronto.
Tallaabadan ayaa lagu sheegay mid ka mid ah dadaallada ay shirkaddu horumar ku sameynaysa.
Gawaaridan ayaa loo adeegsan doonaa arrimaha xog uruurinta iyo horumarinta xeerarka.
KenGen ayaa isku diyaarinaysa inay sanadka 2023-ka guud ahaan wadanka ka hirgeliso ilaa 30 xarumood oo lagu dabeyn doono baabuurta korontada ku shaqeeya.
Shirkadda ayaa hadda xarumahan ku leh magaalooyinka Nairobi iyo Naivasha waxaana meelaha kale ee laga hirgelin doono ka mid ah Murang’a, Embu iyo Kisumu .
Sanadkii 2012, ayay ahayd markii shirkadda KenGen ay qorshahan soo billowday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments