Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Bulshada Dadaab oo loogu baaqay inay nadaafadda ku dadaalaan

DHAGEYSO:Bulshada Dadaab oo loogu baaqay inay nadaafadda ku dadaalaan

Shacabka ku nool xeryaha qaxootiga iyo si guud deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa lagu boorriyay inay nadaafadda ku dadaalaan ka dib markii cudurka daacuunka oo ka dillaacay magaalada Sareeda uu galaaftay nolosha hal qof.
Waxaa arrintan faahfaahin ka bixiyay baaqna u diray dadweynaha Dr. Daauud Xiireey oo wasaaradda caafimaadka u qaabilsan deegaanka Dadaab oo khadka taleefoonka ugu warramay Maxamad Baaruud Xuseen.

Sidoo kale mid ka mid ah ugaasyada Sareedo ayaa xaaladda taagan uga warramay warbaahinta Star.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments