Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Saraakiil loo haysto dhisme dumay oo xabsiga ku sii jiraya

Saraakiil loo haysto dhisme dumay oo xabsiga ku sii jiraya

Afar sarkaal oo u shaqeeya dowladda ismaamulka Kiambu ee gobolka bartamaha dalka ayaa muddo toban cisho oo dheeraad ah xabsiga ku sii jiri doono.
Shalay ayay ahayd markii maxkamad la soo taagay.
Muddadan ayay ciidamada booliiska ku soo gabagabeyn doonaan baaritaannada ka dhanka ah eedeysanayaasha.
Saraakiishan ayaa loo haystaa dayacaad mas’uuliyadeed ka dib markii dhawaan uu magaalada Ruaka ku dumay guri halkaasi oo ay ku dhinteen labo qof.
Eedeysanayaasha maalmaha dheeraadka xabsiga lagu sii hayn doono ayaa kala ah Stephen Bundi Njiraini, John Murimi Mwobe, Pauline Njeri Wanjiku iyo Geoffrey Mathini Kamau.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments