Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Buug uu qoray wasiirka difaaca oo la daabici doono sanadka cusub

Buug uu qoray wasiirka difaaca oo la daabici doono sanadka cusub

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in buug uu ka qoray 10-kii sano ee maamulkii madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta uu diyaar noqon doono sanadka cusub.
Arrintan ayuu shaaciyay xilli uu xalay wareysi gaar ah siinayay telefishinka maxalliga ee Citizen.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in ka dib markii laga qaaday xilkii hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka uu helay muddo ku siman labo sano oo uu xogga ku saaray qoritaanka buugga.
Qoraalka Ducaale ayaa ku saabsan siyaasadda dhagarta ku saleysan sida uu ku sheegay cinwaanka buugga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments