Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Booliiska Kuresoi oo qabtay daroogo qiimaheedu yahay 11.5 milyan

DHAGEYSO:Booliiska Kuresoi oo qabtay daroogo qiimaheedu yahay 11.5 milyan

Ciidamada ammaanka ee deegaanka Kuresoi ee ismaamulka Nakuru ayaa gacanta ku dhigay daroogada nooca xashiishka oo ah 350 kiilogaraam.
Waxay qiimaha lacageed ee balwaddan ku sheegeen 11.5 milyan oo shilin.
Saraakiisha ayaa sidoo kale xiray labo qof oo lagu eedeynaya inay ka ganacsadaan daroogada.
Taliyaha booliiska ee Kuresoi Jeremiah Leariwala ayaa warbaahinta uga warramay arrintan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments