Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Donald Trump oo xilka madaxtinnimo u tartamaya 2024

Donald Trump oo xilka madaxtinnimo u tartamaya 2024

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu mar kale sanadka 2024-ka u tartami doono hoggaanka ugu sarreeya ee xukuumadda Washington.
Arrintan ayuu shaaca uga qaaday munaasabad ka dhacday gobolka Florida.
Tallaabadan ayaa imaanaysa toddobaad un ka dib markii xisbiga Jamhuuriga uunan ku guulaysan tirada kuraastii la rajeynayay ee kongareeska Maraykanka.
Trump oo la hadlay boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa ayaa sheegay inuu tartamaya maadaama uu aaminsan yahay in Maraykanka uunan gaarin horumarkii la hiigsanayay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments