Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirka biyaha ee Garissa oo shacabka ugu baaqay inay bixiyaan qarashaadka adeeggan

DHAGEYSO:Wasiirka biyaha ee Garissa oo shacabka ugu baaqay inay bixiyaan qarashaadka adeeggan

Wasiirka wasaaradda biyaha ee dowladda ismaamulka Garissa Axmad Maxamad Ibraahim ayaa shacabka ku nool dowlad deegaankaasi ka codsaday inay bixiyaan qarashaadka la xiriira adeegyada biyaha ee loo fidiyo.
Baaqan ayuu jeediyay xilli uu kormeer ku sameeyay mashaariic ay fulinayso shirkadda biyaha iyo maareynta bullaacadaha ee GAWASCO.
Wasiirka ayaa dadweynaha u sheegay inuu dadaal badan ku bixin doono sidii loo xallin lahaa caqabadaha dhanka biyaha ee jiro.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inuu qorshuhu yahay in mashaariicda uu kormeeray lagu dhameystiro labo bilood gudahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments