DHAGEYSO:Nuurdiin Xaaji oo dhallinyarada waqooyi bari ugu baaqay inay bartaan macallinnimada

0
289

Agaasimaha waaxda dacwad oogidda dalka Nuurdiin Xaaji ayaa dhallinyarada gobolka waqooyi bari ugu baaqay inay bartaan macallinnimada si xal loogu helo gaabadka dhanka tirade barayaasha ee ka jiro ismaamullada Garissa, Wajeer iyo Mandera.
Waxaa uu sheegay in guddiga adeegga macallimiinta ee TSC uu fursad siiyay gobolka balse aynan jirin dhallinyar u ah barashada culuunta macallinnimada.
Nuurdiin ayaa arrin nasiib darro ah ku tilmaamay in da’yarta ay door bidaan culuun kale oo ay la tahay inay mushaar sare ku helayaan.