DHAGEYSO:Qof lagu soo dhaawacay Lagdera oo la geeyay isbitaalka Garissa

0
509

Qaar ka mid ah dadka deggan magaalada Banaaneey ee deegaan baarlamaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya weerarro ay sheegen in looga soo qaado dhanka dowlad deegaanka dariska la ah ee Isiolo.
Qaar ka mid ah dadkan oo isbitaal ku yaalla magaalada Garissa keenay nin lagu magacaabo Cabdullahi Cabdi Maxamad oo ku soo dhaawacmay weerar ka dhacay meel u dhow Banaaney ayaa baaq u diray hoggaanka ismaamulka Garissa iyo dowladda dhexe.