Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Maxay ka dhigan tahay in madaxweyne Xasan Sh uu muddo bilo gudahood...

Maxay ka dhigan tahay in madaxweyne Xasan Sh uu muddo bilo gudahood ah uu laba goor safar ku tago Eritrea?

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan dalka Eritrea halkaas oo ay sanado tababar ugu maqan yihiin kumannaan dhallinyaro Soomaali ah oo ciidan ahaan loo qaaday.
Arrinta askarta ku maqan Eritrea ayaa khilaaf xooggan ka dhalisay gudaha Soomaaliya, waxaana ay qayb ka ahayd ololaha doorashadii dhacday bartamihii bihsii Shanaad ee May ee sanadkan .
Waalidiinta dhalinyaradaasi ayaa muddo codsanayay in dalka lagu soo celiyo wiilashooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments