Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Odayaal ka hadlay xal laga gaaray xiisadii Xagardheer

DHAGEYSO:Odayaal ka hadlay xal laga gaaray xiisadii Xagardheer

Waxaa xal laga gaaray xiisad ka dhalatay dil loo geystay wiil dhallinyaro ah oo dhawaan lagu dilay xerada qaxootiga ee Xagardheer taas oo ay ka caroodeen dadka ku nool xeradaasi.
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ammaanka ee ismaamulka Garissa Boaz Cherutich oo ayna ka mid yihiin odayaal ayaa xal ka gaaray dhibaatadii maalmo taagnayd.
Qaar ka mid ah waxgaradkii shirkan ka qayb qaatay ayaa warbaahinta uga warramay.

Waxaa arrintan soo dhaweeyay dadka aan dhalasho ahaan ka soo jeedin Xagardheer ee kenyaanka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments