Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Booliiska dalka oo yeeshay afhayeen cusub

Booliiska dalka oo yeeshay afhayeen cusub

Resila Atieno Onyango ayaa loo magacaabay afhayeenka waaxda qaran ee adeegga booliiska.
Waxay xilkan kala wareegaysa Bruno Shioso oo la dallacsiiyay.
Bruno ayaa laga dhigay taliyaha machadka lagu tababaro booliiska ee Kiganjo.
Shioso ayaa beddelaya Japheth Koome oo haddii la ansixiyo noqon doono taliyaha guud ee ciidanka booliiska wadanka oo uu hadda si ku meel gaar ah u haya Nuur Gaaboow.
Waxaa maanta isbeddelladan shaaca ka qaaday ku simaha abaanduulaha ciidanka booliiska dalka Nuur Gaaboow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments