Howlgalka ciidamada difaaca dalka DRC oo ay ku baxeyso 7.2 bilyan oo shilin

0
215

Howlgalka ay ciidamada Kenya ka wadaan dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 7.2 bilyan oo shilinka dalka ah.
Arrintan ayaa waxaa shaaca ka qaaday taliye ku xigeenka ciidamada difaaca dalka Francis Ogolla oo ka soo hor muuqday guddiga difaaca ee baarlamaanka dalka.
Waxaa uu ku nuuxnuxsaday in holaha ammaanka ee Midowga Afrika (AU) ay ka go’an tahay in ay taageeraan hirgelinta barnaamijkan
Ogolla ayaa xusay in dhaqaalahan ay bixin doonaan ururro dhinacyo badan ah.