DHAGEYSO:Faadumo Geedi iyo Faadumo Jeexoow oo ka heshiiyay muran u dhexeyay

0
337

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Faadumo Jeexoow iyo Faadumo Geeddi oo ay xilkan kala wareegtay ayaa sheegay inay ka heshiiyeen muran u dhexeyay oo salka ku hayay natiijadii doorashadii guud ee dalka ka dhacday 9-kii bishii Siddeedaad ee sanadkan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.