Caalamka Dibadbaxyada Pakistan oo dib u billaabanaya berri By star - November 7, 2022 0 243 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Pakistan,Imran Khan ayaa sheegay in taageerayaashiisa ay berri dhigi doonaan dibadbaxyo. Waxaa uu sheegay in mudaharaadyada ay yihiin kuwo lagu dalbanaya in la qabto doorasho xilligeedi laga soo horumariyay.