Iran iyo Maraykanka oo lagu wado inay isku qabtaan shirka Qaramada Midoobay

0
385

Dowladda Maraykanka ayaa qorsheynaysa in golaha ammaanka ee qaramada midoobay uu qabto kulan ku saabsan xasilooni darro ka jirta dalka Iiraan.
Dhibaatooyinkan oo toddobaadyo socda ayaa ka dhashay geeridii Mahsa Amini oo ahayd 22 sano jir oo xabsi ku dhex geeriyootay.
Tallaabada uu Maraykanka qaadaya ayaa laga cabsi qabaa inay iska hor keento xukuumadaha Washington iyo Tehraan oo uunan xiriir wanaagsan ka dhexeyn.