DHAGEYSO:Ruto iyo Rigathi: Wax dhib ah kuma qabno madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka

0
350

Madaxweynaha dalka William Ruto iyo ku xigeenkiisa Rigathi Gachagua ayaa xilli ay shalay ku sugnaayeen ismaamulka Kitui sheegay inaynan wax dhib ah ku qabin madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka oo ay xita u bandhigeen inuu la shaqeeyo balse uu doorbiday mucaaradnimo.