DHAGEYSO:Nathiif Jaamac oo ka hadlay xoolo dhaqato ka soo jeeda Garissa oo u gudbay Kitui

0
308

Guddoomiyaha ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac Aadan ayaa ku baaqay in loo dulqaato xoolo dhaqato ay abaarta daba dheeratay ku qasabtay inay u gudbaan dhanka dowlad deegaanka Kitui.
Waxaa uu sidoo kale ka hadlay cunno la gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay ee deegaannada Garissa.

Mudanaha deegaanka Koonfurta Kitui Rachael Kaki Nyamai ayaa dalbatay in deegaankaasi laga saaro geel lagu dhaqaaleynaya.