Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Wajeer oo ka hadlay shirkadda biyaha ee Wajwasco By star - October 21, 2022 0 464 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullahi ayaa sheegay in la siyaasadeynaya waxa laga yeelaya shirkadda biyaha iyo maareynta bullaacadaha ee dowlad deegaankaasi ee Wajwasco oo uu xusay in dadweynaha aynan ugu adeegin sidii laga doonayay. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/10/Barasaabka-Wajeer.mp3