DHAGEYSO:Waxgaradka Garissa oo soo dhaweeyay tallaabo uu qaaday barasaabka ismaamulkaasi

0
492

Qaar ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan tallaabadii uu dhawaan qaaday barasaabka dowlad deegaankaasi oo ee ku saabsaneyd suuqa loo yaqaano suuq Mugdi oo horay u gubtay.
Waxaa ay sheegeen in waddooyinka soo galo suuq Mugdi oo la dhsio ay faa’iido u tahay ganacsatada iyo guud ahaan shacabka ismaamulka Garissa.

Bishii hore ayay ahay ahayd markii barasaabka cusub ee ee dowlad deegaaanka Garissa uu sheegay in dowladda hoose ee ismaamulkaasi ay dib u habeyn ku sameyn doonto dhammaan waddooyinka soo gala suuqa Mugdi balse hadda xiran.