DHAGEYSO:60 carruur ah oo qalliin wadnaha loogu sameynaya ismaamulka Mombasa

0
386

Waxaa ismaamulka Mombasa ee gobolka Xeebta qalliin dhanka wadnaha ah loogu sameynaya ku dhawaad 60 carruur ah.
Qalliinka oo lagu sameynayo isbitaalka guud ee gobolka Xeebta ayaa waxaa fulineysa hay’ad laga leeyahay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.
Maxamad Cabdi Bootan ayaa dhameystiraya