Maraykanka oo cunaqabateyn saaray ganacsato u dhashay Myanmar

0
323

Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay ganacsato dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Myanmar.
Xayiraaddan ayaa sidoo kale saameynaysa shirkadahooda ka dib markii lagu eedeyay inay hub lagu soo sameeyay Ruushka siiyeen militarigii sanadkii hore afgembi ka sameeyay wadanka Myanmar.
Waaxda maaliyadda ee Maraykanka ayaa laga soo xigtay in ganacsatadan ay kala yihiin Aung Moe Myint iyo Hlaing Moe Myint.