Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dhakhtar kale oo Uganda ugu dhintay Ebola

Dhakhtar kale oo Uganda ugu dhintay Ebola

Waxaa lagu soo warramayaa in sarkaal caafimaad oo lagu magacaabo Ms Nabisubi Margaret ay dalka Uganda ugu geeriyooday cudurka Ebola ee halkaasi ka dillaacay.
Haweeneydan oo 58 sano jir ahayd ayaa maanta dhimatay ka dib 17 cisho oo ay xanuunsanayd.
Waa qofkii afaraad oo ka tirsan waaxyaha caafimaadka oo uu Ebola galaaftay.
Arrintan waxaa xaqiijisay wasiirka caafimaadka ee Uganda Dr. Jane Ruth Aceng Ocero.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments