Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Waraabe nin 60 sano jir ah dhaawac daran ugu gaystay ismaamulka Garissa

DHAGEYSO:Waraabe nin 60 sano jir ah dhaawac daran ugu gaystay ismaamulka Garissa

Wararka inaga soo gaaraya tuulada Raya ee ka tirsan deegaan baarlamaaneedka Balambala ee ismamaulka Garissa ayaa sheegaya in aabe 60 sano jir ah oo lagu magacaabo Cabdi Caafi Maxamad uu waraabe cunay isagoona wajiga dhaawac halis ah ka gaarsiiyay.
Aabahan oo lagu daweynaya isbitaalka guud ee magaalada Garissa ayaa la sheegay in waraabaha uu weerarka kala kulmay xilli uu xoolihiisa daaqsiinayay.
Dadka deegaanka oo ka carooday falka u gaystay waraabaha ayaa ugu dambeyn dilay.
Waxaa ay sheegeen in abaarta ay keentay in waraabaha uu dadka waxyeelo u gaysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments