Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:900 oo milyan oo cunno loogu iibinaya dadka ku nool meelaha ugu...

DHAGEYSO:900 oo milyan oo cunno loogu iibinaya dadka ku nool meelaha ugu daran marka la eego saameynta abaarta

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua oo talefishinka maxalliga ee Citizen wareysi gaar ah ku siiyay ismaamulka Nyeri ayaa ka hadlay dhanka abaarta, waxaa uu sheegay in dowladda ay lacag dhan 900 oo milyan oo shilin u qoondeysay in cunno lagu iibiyo si toddobaadkan loo gaarsiiyo dadka ku nool meelaha ugu daran marka la eego saameynta abaarta.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments