Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Maraykanka oo Ukraine ku taageeraya 12 bilyan oo doolar

Maraykanka oo Ukraine ku taageeraya 12 bilyan oo doolar

Aqalka sare ee Maraykanka ayaa ansaxiyay taageero militari oo dheeraad ah oo ay xukuumadda Washington siinaysa dowladda dalka Ukraine.
Caawimaaddan oo lagu tilmaamay mid muddo kooban ah ayaa gaaraysa 12.3 bilyan oo doolar.
Waxaa arrintan u codeeyay 72 xubnood halka 25 senatar ay ka soo horjeesteen.
Tageeradan ayaa la filaya in sidoo kale uu meel mariyo aqalka wakiillada ee Maraykanka ka hor inta aan loo gudbin madaxweyne Joe Biden.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments