Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka degmo ka tirsan Laikipia oo ka cabanaya amni darro

DHAGEYSO:Shacabka degmo ka tirsan Laikipia oo ka cabanaya amni darro

Dadweynaha ku nool degmada Doldol ee waqooyiga ismaamulka Laikipia ayaa cabasho ka muujinaya falal amni darro ah oo halkaasi ka jira.
Qaar ka mid ah dadweynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in labadii toddobaad ee ugu dambeeyay la jabsaday 11 dukaan.
Ciidamada ammaanka ayay ku eedeynayaan habacsanaan dhanka falcelinta ah waxayna doonayaan in la xalliyo dhibaatooyinka amni darro ee soo noqnoqday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments