Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Wakiillada golayaasha ismaamullada oo la dhaarin doono Talaadada

Wakiillada golayaasha ismaamullada oo la dhaarin doono Talaadada

Waxaa uu qorshuhu yahay in maalinka Talaadada ee 20-ka bishan Sagalaad in xilalkooda loo dhaariyo xubnaha golayaasha hoose ee ismaamullada wadanka.
Wakiillada ayay shaqadoodu tahay inay matalaan shacabka deegaannada hoose, inay xeer dejin sameyaan sidoo kalena ay la xisaabtamaan dowladda hoose ee ismaamulkooda.
Ka dib marka la dhaariyo ayay guddoomiye dooran doonaan.
Karaaniga golaha hoose ee ismaamulka Migori Vincentia Kionge ayaa laga soo xigtay in 9 qof ay daneynayaan xilka guddoomiyaha golaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments