Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay waajib tahay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Waxaa uu shacabka ugu baaqay inay ka fogaadaan meelkasta oo Shabaab ku sugan yihiin, maadaama hadafka ugu wayn ee dowladdu u yahay la dagaalankooda iyo ciribtirkooda loona baahan yahay inaysan dadweynaha Soomaaliyeed waxyeelo ka soo gaarin dagaalka Shabaabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments