Dhulgariir saameeyay bariga Papua New Guinea

0
267

Waxaa lagu soo warramayaa in saaka uu bariga dalka Papua New Guinea ku dhuftay dhulgariir uu cabbirkiisu yahay 7.6.
Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya dhismooyin iyo waddooyin burburay .
Hasa ahaate ilaa iyo hadda lama xaqiijin cid ku dhimatay ama ku dhaawacantay musiibadan.